Telling the Real Story
361 - 370 of 381 posts
- Deeqa 2: Safarkii badda
@tellingtherealstory4552 - 08/02/2016
Daawo Deeqa oo ka waramaysa safarkii badda iyo badbaadadii Talyaaniga. Listen to Deeqa describe her experience at sea and how she finally reached Italy.
- Abdisalan 3: Rajadii Yurub
@tellingtherealstory4552 - 08/02/2016
Daawo Abdisalan oo ka waramaya rajadiisa mustaqbalka iyo nolosha Yurub. Listen to Abdisalan speak of his hopes for the future and his life in Europe.
- Khadar 3: Nolosha Yurub
@tellingtherealstory4552 - 08/02/2016
Daawo Khadar oo ka waramaya nolosha Yurub iyo culeyskeeda. Listen to Khadar tell about his experience in Europe and the challenges.
- Abdisalan 2: Safarkii dhulka
@tellingtherealstory4552 - 08/02/2016
Daawo Abdisalan oo ka waramaya safarkii uu ku soo maray Kenya, Uganda, Koonfurta Sudan oo dagaal ka socdo, Sudan iyo Libya. Listen to Abdisalan’s account of hi...
- Abdisalan 1: Noloshii Somalia iyo sababtii tahriibka
@tellingtherealstory4552 - 08/02/2016
Daawo Abdisalan oo ka waramaya noloshii Somalia iyo sababta uu uga soo tahriibay. Listen to Abdisalan talk about life in Somalia and his reason for flight.
- Khadar 2: Dhibaatooyinkii tahriibka
@tellingtherealstory4552 - 08/02/2016
Daawo Khadar oo ka waramaya dhibaatooyinkii uu kula kulmay tahriibka. Listen to Khadar describe the difficulties he’s endured in the journey.
- Khadar 1: Go'aankii tahriibka
@tellingtherealstory4552 - 08/02/2016
Daawo Khadar oo ka waramaya go’aankii uu uga soo baxay Somalia iyo taladii waalidkiisa. Listen to Khadar recount his decision to leave Somalia and his parents ...
- Fahad 3: Dhuumaalaysigii Yurub
@tellingtherealstory4552 - 08/02/2016
Daawo Fahad oo ka waramaya mudadii uu dhuumaalaysiga ku noolaa Yurub gudaheeda. Watch Fahad recount his experience in Europe and the time he spent hiding.
- Fahad 1: Sababihii tahriibka
@tellingtherealstory4552 - 08/02/2016
Muuqaalkaan hoose ayuu Fahad ku sharaxayaa sababtii uu uga soo baxsaday Somalia iyo sida uu ku bilowday safarkiisa. Watch Fahad explain his reasons for fleeing...
- Hassan 1: Safarkii Libya
@tellingtherealstory4552 - 08/02/2016
Daawo Hassan oo ka waramaya safarkii Libya iyo saxaraha. Watch Hassan recount his journey to Libya and his experience at the desert.