Telling the real story in collaboration with SBC Somali TV
Telling the Real Story
Description
Sidee u aragtaa Tahriib? Su’aashaas ayaan waydiinay bulshada Soomaaliyeed, waana tan waxa ay ka yidhaahdeen! Muqaalkan waxa uu ku baxayaa af-soomaali waxaana la abuuray iyadoo la kaashanayo BBC Media Action Somali si aan u muujiyo qaar ka mid ah waxyaabaha ay bulshada Soomaaliyeed gacan ka geysan karto in si wadajir ah wax looga qabto #Tahriib. Telling the Real Story is about the extraordinary journeys made by Eritrean, Somali and Nigerian refugees and migrants to Europe.
Metadata
Published to Youtube on: 02/08/2022
Archived on: 30/09/2025
Original URL (may no longer be available): https://youtube.com/watch?v=Tmk7bp7SlNc