Asbaabaha Tahriibka iyo Qaar ka mid ah Xalkiisa
Telling the Real Story
Description
Telling the Real Story is about the extraordinary journeys made by Eritrean and Somali refugees and migrants to Europe. Terra ayaa la wadaagay aragtidiisa ku aadan sababaha tahriibka dhallinyarada soomaaliyeed iyo sida uu u arko xalka looga hortagi karo. Terra ayaa la kulmay halw-wadeenada Soo Bandhigida Xaqiiqada Tahriibka, xilli uu booqasho ku yimid magaalada Stockholm, Sweden, bishii Nofeembar, 2016-ka. “Iygaoo [Dhallinyarada] illoobay rajo xumida ay ku beertay ama tustay in ay arki waayan khatarta faraha badan ee ka sokeeysa [Tahriibka] ee la maraayo bad iyo berri-ba; haddii abaar noqon lahayd, haddii lama degaan noqon lahayd, haddii ay noqon lahayd dadka dadka afduubo, bahalo noqon lahayd… Waxaa intaa u raaca [dhallinyarada dal-joog] Qurba-joogtii dibedda jirtay oo lacagta oo heshay wax barashada heshay oo intay dalkii yimid ku ciriirshay fursadihii, shaqadii ka qaaday, xilalkii ka qaaday….” Ayuu yiri Terra. Maxamed Aaden Xirsi (Terra) waa aqoon-yahan sare xagga saxaafadda. Fool ka Fool waa barnaamijkiisa caanka oo todobaadle ah kana soo galo TV-ga Universal. Terra wuxuu ka mid ahaa dadkii ka soo shaqeeyay Raadiyaha Muqdishu ka hor burburkii dalka ka dhacay. Hadda Terra wuxuu degan yahay magaalada London, UK Halkaan hoose ka daawo fikradaha Terra oo faah-faahsan.
Metadata
Published to Youtube on: 05/12/2016
Archived on: 30/09/2025
Original URL (may no longer be available): https://youtube.com/watch?v=Pi0R16KnRdE