Real Story
@tellingthereal
@AhmedJa37255171 Mararka qaarkood dadka way ogyihiin waxa dhici kara laakiinse sidaad u ogtahay waxa la filaya iyo xaqiiqada waa kala labo. Sidaa darteed ayey muhiim u tahay in ay dadka go'aan aqliyeysan qataan intaynan soo Tahriibin
Metadata
Published to Twitter on: 11/04/2018
Archived on: 27/06/2020
Original URL (may no longer be available): https://twitter.com/tellingthereal/status/983982381446172672