Real Story
@tellingthereal
Jawaabaha saxda ah inta badan way adag tahay in la helo. Waxaa jira warar badan aan sugnayn oo la is dhexmariyo. Jarmalka waxay sameeyeen Websaydh oo caawis u ah qaxootida si ay u gaaraan go’aan macluumaad dhameystiran leh. #RumoursAboutGermany. https://t.co/sMufmM6JcR
Metadata
Published to Twitter on: 08/11/2017
Archived on: 27/06/2020
Original URL (may no longer be available): https://twitter.com/tellingthereal/status/928275237866803205