Real Story
@tellingthereal
📣Ku biir teamkeena! Waxaan raadineynaa musharaxiin u qalma jagada Mashruuca Associate. Booskani wuxuu u baahan yahay in si fiican loogu hadlo qoraalka iyo ku hadalka Soomaaliga. Codso hadda https://t.co/dJqqcZylyL https://t.co/rVqNSCSfwD
Metadata
Published to Twitter on: 23/02/2022
Archived on: 23/06/2022
Original URL (may no longer be available): https://twitter.com/tellingthereal/status/1496394441124421635